Akhriso Liiska Wafdiga u raacay Raiisul Wasaaraha Turkiga, iyo Nooca Baasabooradda ay wataan.

0

Raiisulwasaare Xasan Cali Khayre iyo Wafdi u hogaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Wadanka Turkiga, kadib Casuumaad uu ka helay Dowladda Ankara.

Wafdiga Ra’iisulwasaaraha oo ka kooban 13 Qof ayaa u badan Shaqaale ka tirsan Xafiiskiisa oo dhamaantood wata Baasabooro Diblomaasi ah, marka laga reebo Sawir Qaadihiisa, Taasoo ka baxsan Xeerka Shaqaalaha, Waxaana loo oggolyahay Shaqaalaha inay qaataan Baasabooro Shaqo (Service Passport).

Raiisulwasaaraha iyo Shaqaalihiisa waxay wataan Baasaboor isku mid ah oo Diblomaasi ah, Waxayna taasi muujinaysaa in Madaxda ay Xafiisyadooda dadka ka shaqeeya leeyihiin awoodo dheeriya.

Akhriso Liiska Wafdiga.

Liiska Wafdiga Raiisul Wasaaraha
Liiska Wafdiga Raiisul Wasaaraha

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.