Dhageyso:-Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Ku Baaqay in la dhameeyo Khilaafka Dowlad Goboleedyadda iyo Dowladda Dhexe.

0

Cabdi Xaashi Cabillaahi Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa marka hore ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda dowlad Goboleedyada iyo hoggaanka Sare ee dalka.

Waxa uu sheegay in waqtigaan loo baahan yahay in Madaxda dowlad goboleedyada iyo Madaxda dalka in khilaafkooda Siyaasadeed xal ka gaaraan isla markaana ay midoobaan.

Tani ayuu sheegay in ay meesha ka saareyso in cadawga Soomaaliya uusan ka faa’iieysan khilaafka u dhaxeeya labada dhinac.

Siyaasiyiinta iyo Madaxda dowladda qaarkood ayaa marwalba soo hadal qaada in laga gudbo khilaafka Siyaasadeed ee dalka ka jira si looga gudbo dhibaato dhacda.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.