Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho.

0

Qarax xooggan oo aad looga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa goor dhow ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

War Hordhac ah oo ay heshay HornAfrik waxa uu sheegayaa in Qaraxu uu ka dhacay KM 5, Waxaana la maqlayaa Gawaaridda Gurmadka Deg dega ah, iyadoona Qaraxana laga dareemay inta badan Degmooyinka Gobalka Banaadir.

Isgoyska Zoppe iyo KM 5 oo ah Halka uu Qaruxu ka dhacay waa Goob Mashquul badan, Waxaana la rumaysan yahay in Khasaare uu ka dhashay Qaraxaasi.

Wixii ku soo kordha kala soco HornAfrik.net

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.