Shirka Kismaayo Oo Laga Soo Saaray War-murtiyeed Ka Kooban 16 Qodob.

0

Shirka uga socday madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 16 qodob, kaasi oo ka tarjumaya waxa ay isku af garteen madaxdii shirtay.

Qodobada lasoo saaray waxaa kamid ah gole ay ku mideysan yihiin maamul goboleedyada dalka, Dowladda oo loogu baaqay iney la timaado iskaashi maamul goboleedyada la yeelato, arrimaha ammaanka, Doorashada 2020, Dastuurka iyo arrimaha Federaalka.

Halkaan hoose ka akhriso:

Warmurtiyeed 1

Warmurtiyeed 2

Warmurtiyeed 3

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.