Xildhibaano Ka Tirsan Galmudug Oo Maxkamad Looga Yeeray.

0

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaan Goboleedka Galmudug oo loo haysto inay ka shaqaynaynayaan Duminta Maamulkaasi ayaa looga yeeray Maxkamad.

Maxkamadda Sare ee Galmudug ayaa ka dalbaday Xildhibaanadaasi inay ugu dambayn ku hor yimaadaan Maxakamdda 03/10/2017 Saacaddu markeey tahay 10:00am, Iyadoona lagu wargaliyay ciddii ku imaan waysa waqtigaasi in laga qaadi doono Tallaabo Sharci ah.

u yeerista Xildhibaanadan ayaa imaanaysa kadib markii Xilalkii ay hayeen laga qaaday Gudoomiyihii Baarlamaanka iyo Madaxwayne Ku Xigeenkii Galmudug.

Halkan Ka Akhriso Warqadda Maxkamadda Sare.

Maxkamadda Sare 1

Maxkamada Sare 2

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.