Xoghayihii Ururka Haweenka Qaranka Iyo Wiil Ay Dhashay Gudoomiyaha Ururka Oo Muqdisho Lagu Dilay+Sawiro.

0

Kooxo hubeysan oo watay Gaari ayaa Maanta waxa ay qeybo ka mid ah Degmada Xamar Weyne ku rasaaseeyeen gaari kale taas oo ay laheyd Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed.

Gaariga ayaa xiliga la rasaaseynayay  waxa uu marayay  degmada Xamarweyne gaar ahaan Via Roma, waxaana halkaasi ku geeriyooday Xoghayahii Ururka Haweenta Qaranka Soomaaliyeed iyo Wiil ay dhashay Gudoomiyaha Ururkaas Batuulo Sheekh Axmed Gaballe.

Gaariga La Weeraray
Gaariga La Weeraray
Sawir Hore Marxuumka La Dilay
Sawir Hore: Marxuumka La Dilay

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.