Madaxwayne Ku Xigeenkii Iyo Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug Oo Xilalka Laga Qaaday.

0

Xildhibaano Tiradoodu gaarayso illaa iyo 37 Xildhibaaan ayaa Kulan ay Caawa ku yeesheen Cadaado waxay ku sheegeen inay Xilalkii ka qaadeen Madaxwayne Ku Xigeenkii iyo Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug.

Kulankan oo aysan joogin Guddoonka Baarlamaanka ayaa isna ka dhacay Meel ka baxsan Xarunta Baarlamaanka Galmudug, Waxaana ay sheegteen Xildhibaanadda fadhiyay  55 Xildhibaan 52 ka mid ahaa ayaa ogolaatay 2 ayaa diiday  1 ka mid ahna wuu ka aamusay.

Xiisadda Galmudug ayaa imminka cirka isku sii shareeraysa.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.