Dagaal Ka Dhacay Duleedka Kismaayo, Yuu U Dhaxeeyaa Dagaalkaasi,?

0

Dagaal u dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidamadda Jubbaland oo garabsanaya Ciidamadda Midowga Afrika ayaa ka dhacay Deegaanka Buulo Gaduud ee Duleedka Kismaayo.

Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay in Dagaalkaasi ay ku gubeen Mid ka mida Gawaaridda Dagaalka oo ay sheegeen inay wateen Ciidamo Maraykan ah, Waxayna sheegteen in Gaarigaasi oo ah kuwa Gaashaamaan ay la heleen Gantaal Nooca Garabka laga rido ah.

Maamulka Jubbaland iyo AMISOM midkoodna kama hadlin Dagaalkan, sidoo kale ma jiraan Illo Madax banaan oo xaqiijinaya Sheegashadda Alshabaab.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.