Taliyaha Xoogga, Gen Cirfiid Oo Qarka U Saaran Inuu Iscasilo, Ogoow Sababta,?

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen Cirfiid ayaa qarka u saaran inuu iscasilo, kadib markii cadaadis Gudaha iyo Dibadda ka soo wajahay. Gen Cirfiid oo waqti kooban haya Xilkan ayaa cadaadis ka soo wajahay Xukuumadda, Taliska Maraykanka ee AFRICOM iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somalia. kuwaas oo mid kastaa dhinacooda Dano u gaar ah ku … Continue reading Taliyaha Xoogga, Gen Cirfiid Oo Qarka U Saaran Inuu Iscasilo, Ogoow Sababta,?