Ninkii isku qarxiyay Baladxaawo oo sheegay in Dadkii uu laayay uu ugu aargudayay Beeralaydii lagu dilay Bariire+Dhagayso

0

Naftii Qaribihii fuliyay Qarixii Koowaad ee uu ku billowday Weerarkii Alshabaab ee Baladxaawo ayeey soo bandhigeen Kooxda Alshabaab Magiciisa iyo Qabiilkiisa.

Axmad Jaamac Nuur oo ka soo jeeda Qabiilka Reer Shabeele ee Jareerwayne ayaa waraysi ay ka qaadatay Iddaacadda Kooxda Alshabaab ka hor inta uusan is qarxin waxa uu sheegtay in Isqarxintiisa uu Alle ku raaligalinayo, Wuxuuna ku dooday inuu ugu aargudayo Shacabkii lagu laayay Bariire, taasoo la yaab leh in Shacab gardaro lagu laayay uu ugu aargudo Shacab iyo Ciidan Soomaaliyeed.

Halkan ka dhagayso Codka Ismiidaamiye Axmad Jaamac.

Ismidaamiye

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.