Raiisulwasaaraha Norway oo ku guulaysatay Doorashadii Dalkaasi ka dhacday.

0

Raiisulwasaaraha Norway, Erna Solberg, oo hogaamisay Xisbiga Garabka Bidix, ayaa sheegatay inay ku guulaysatay Doorashooyinkii Guud ee Dalka Norway, iyadoona ku tilmaantay Guusha mid ka dhalatay Dadaal Wadareed.

“Waxaan helnay taageeradda 4 sanno ee soo socota, kadib markii aan horay u fulinay waxyaabihii aan ballanqaadnay,” ayeey tiri Solberg oo ka hadlaysay Oslo, iyadoona u mahadcelisay Xisbigeeda iyo Dadka Codkooda dhiibtay. waxayna sheegtay inay abuureen Fursado shaqo, dhamaana ay fulisay ballanqaadyadeedii hore.

Raiisul Wasaaraha Norway oo guusheeda kadib ka hadlay isu imaatin Taageerayaasheeda ee Hotel ku yaala Bartamaha Oslo ayaa sheegtay inay u muuqata wax iska cad Aqlabiyadda Xisbigooda.

Xisbiga ku guulaystay Taladda Norway ayaa ah Xisbi u ololeeya Ajaaniib nacaybka. Waxaana lagu dhaliilaa inay yihiin Xisbi Mayal Adag.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.