Fartuun Qalbidhagax oo ku eedaysay Madaxda Qaranka inay Mustaqbal tireen markii ay Aabaheed u dhiibeen Itoobiya+Daawo

0

Fartuun C/kariin Qalbidhagax oo uu dhalay Muwaadinkii Soomaaliga ahaa ee Itoobiya loo gacan galiyay ayaa ku eedaysay Madaxda Qaranka inay Mustaqbal tireen Qoyskooda oo ay ku jiraan Caruur aan qaan gaarin. Waxayna ku calaacashay in la indha tiray.

Fartuun waxay sheegtay inaysan marnaba filayn in Aabaheed lagu xiro Dalkii uu naftiisa u huray, iyadoo uga mahadcelisay Shacabka iyo Xildhibaanadda dareenka Soomaalinimo ee ay u muujiyeen.

halkan ka daawo Muuqaalka Fartuun Qalbi Dhagax.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.