Suuqa 2-aad ee ugu wayn Muqdisho oo gubanaya.

0

Suuqa Labaad ee Ganacsiga ugu wayn Magaaladda Muqdisho ayaa gubanaya, kadib markii dab xooggan uu ka kacay Qaybta Sarifka ee Suuqaasi.

Dabka ayaa waxa uu marka hore ka bilowday qeybo kamid ah suuqa oo looyaqaano sarifka  isagoona haatan ku faafay sida la sheegay qeebaha kale ee suuqa.

Dabkaan ayaa la sheegaya inuu ku soconayo si xawli ah maadaama marba marka ka dambeeya u sii lixaadsanayo islamarkaaan uu kusii fidayo qeebaha kale ee suuqa.

Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dabkaasi. Waxaana soconaya isku dayo lagu doonayo in Dabka lagu damiyo,

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.