Siyaasiga Faarax Macalin oo raaligalin ka bixiyay intii uu taageeray Hogaanka Cusub ee Soomaaliya.

0

Siyaasiga Faarax Macalin ee ka soo jeeda Soomaalida Kenya ayaa ka dalbaday Shacabka Soomaaliyeed inay ka cafiyaan intii uu taageeray Madaxwayne Farmaajo iyo Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre.

Faarax Macalin waxa uu sheegay inuu raaligalin ka bixinayo intii uu u duceeyay Farmaajo iyo Khayre, Wuxuuna ku tilmaamay Hab dhaqankooda Rajo kale oo ka luntay Somalia.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.