Sarkaal Alshabaab ah oo isku soo dhiibay Ciidamadda Dowladda Somalia.

0

Sarkaal Sare oo ka tirsan  Al-shabaab ayaa Maanta isku dhiibay Ciidamada Dowladda Ee Gobolka Gedo.

Sarkaalkaan iska dhiibay Gobolka Gedo ayaa Magaciisa lagu sheegay Maxamed Yuusuf Dheel,waxaana uu Maanta iska dhiibay Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka oo ku sugan Magaalada Garbahaarey Ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa HornAfrik u xaqiijiyay in Sarkaalkan uu hadda ku jiro Gacanta Ciidanka.

 

S

Sargaal Sare oo ka tirsan Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa Maanta isku dhiibay Ciidamada Dowladda Ee Gobolka Gedo.

Sargaalkaan iska dhiibay Gobolka Gedo ayaa Magaciisa lagu sheegay Maxamed Yuusuf Dheel,waxaana uu Maanta iska dhiibay Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka oo ku sugan Magaalada Garbahaarey Ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa Radio Kulmiye u sheegay in Maxamed Yuusuf Dheel oo ah Sargaal sare oo ka tirsan Shabaab uu Ciidamada Milatariga isku soo dhiibay.

Dhowr Jeer ayaa Saraakiil ka tirsan Al-shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Dowladda ee ka howlgala Gobolka Gedo.

Muddooyinkii ugu dambeeyay waxay Saraakiisha Sar Sare ee Alshabaab billaabeen inay isku soo dhiibaan Ciidanka Dowladda Somalia, markii ay u adkaysan waayeen Xaaladda adag ee ka soo wajahay Kaynta ay ku jiraan iyo Cadaadiska Kooxda dhexdeeda ka jira.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.