Halkan ka Akhriso Sharciga La Dagaalanka Argagixisadda ee ay Golaha Wasiiradda Somalia Maanta ansixiyeen.

0

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Somalia ayaa u soo gudbisay Golaha Wasiiradda Sharciga La dagaalanka Argagixisadda, kaasoo loo qaybiyay Golaha Wasiiradda, Waxayna ka soo baaraandagid iyo Akhris kadib ugu dambayn Maanta ansixiyeen Golaha Wasiiraddu Sharcigaasi.

Sharcigan ayaa loo gudbin doonaa Baarlamaanka Somalia oo marka uu dib u eegis ku sameeyo kadib cod galin doona, Waxaana haddii ay Baarlamaanku oggolaadeen la horgayn doonaa Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia oo awood u leh inuu saxiixo ama ku celiyo Baarlamaanka. Waxaana uu Xeerkan Sharci noqonayaa marka uu Madaxwaynaha Somalia saxiixo laguna soo saaro Faafinta Rasmiga ah ee Dowladda Somalia.

Haddaba halkan ka akhriso Xeerka La Dagaalanka Argagixisadda.

Penal Law on Terrorism as Ammended Som

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.