Maxkamadda Hirshabelle oo diiday Go’aankii ay Xildhibaanadda sheegay inay xilka ka qaadeen Cosoble+Akhriso

0

Maxkamadda Racfaanka ee Dawlad Goboleedka Hirshabelle ayaa ku tilmaantay mid aan loo marin Sifo Sharci ah Go’aankii ay Xildhibaano ka tirsan Maamulkaasi ku sheegeen inay kalsooniddii kala laabteen Madaxwayne Cali C/laahi Cosoble. Waxayna Maxkamaddu  ku tilmaantay Go’aankaasi mid Qaanuunka ka hor imaanaya.

Qoraal ka soo baxay Maxkaamadda Racfaanka oo uu ku saxiixnaa Sh Ibraahim Xasan Cabdulle-Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Hirshabelle ayaa lagu sheegay in Go’aanka Xildhibaanadda uu ka hor imaanayo Dastuur Goboleedka Hirshabelle, iyo Xeer Hoosaadka Baarlamaanka, isla markaana aysan u aqoonsanayn Go’aankaasi mid sharci ah.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.