Hadda: Qarax ka dhacay Muqdisho.

0

Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa ayaa goor dhaw ku qarxay Agagaarka Carwadda Al-kowthar ee Wadada Shaqaalaha. Waxaana Gaarigan intii uusan qarxin qabtay Ciidanka NISA, hase yeeshee intii aan la baarin ayuu qarxay.

Wixii faah faahin dheeriya oo qaraxan ku saabsan iyo muuqaalo dib ayaan idinkala wadaagaynaa Insha Allaah

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.