Muqdisho oo Caawa Dayixii Madoobaaday,

0

Magaaladda Muqdisho ayaa Caawa laga dareemayaa Dayax Madoobaad, iyadoona Masaajidada Qaarkood ay ka socdaan Alla Bari. Waxaana Dayax Madoobaadka uu mudooyinkan ka dhacay Somalia marar dhawr ah.

Dayaxu waxa uu ku wareegaa dhulka. Dhulkana waxaa ku wareegaa Qoraxda. Markii muda’lajoogaba waxa dhacda in qoraxda oo sideedii caadada u ahayd ku jirta wareegeeda inuu soo dhexgalo dayax madoobaad.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.