Puntland oo ka digtay Weeraro ay Al-shabaab ka geystaan Degaanadeeda

0

asiirka Amniga Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo ka mid ahaa Golihii Wasiiradda Ee uu kala diray Baarlamaanka Puntland oo Saxafadda kula hadlay Magaalada Garowe ayaa ka digay Weeraro ay Degaanada Puntland ka geystaan Al-shabaab inta lagu guda jiro Munaasabadaha loogu dabaaldagayo Aas-aaska Maamulka Puntland.

Puntland oo la aas aasay 1-dii August  1998 ayaa Maanta u dabaaldageysa 19 Sano Guuradii ka soo wareegtay Markii la aas aasay.

Al-shabaab ayaa Weeraro dhowr ah ka geystay Degaanada uu Gacanta ku hayo Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.