Shariif Xasan oo Magacaabay Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed Somalia.

0

Madaxwayne Goboleedka koonfur Galbeed Somalia, Shariif Xasan Sh Aadan ayaa soo magacaabay Gole Wasiire oo ka kooban 57 Xubnood, kuwaas oo isugu jira Wasiiro, Wasiiru Dawlayaal iyo Wasiir Ku Xigeeno.

Warkan isku shaandhaynta inay dhici doonto waxay Hornafrik baahisay Xalay, iyadoo waliba soo daabacday Qaar ka mida Magacyadda Wasiiradda u diyaarsanaa Shariif Xasan iyo Xilalka loo magacaabayo, taasoo muujinaysa Xogta Hornafrik inay tahay mid la isku halayn karo.

Halkan ka akhriso Liiska Wasiiradda:

 

Warka Hornafrik ay Xalay qortay ee ku saabsanaa Wasiiradda uu magacaabayo Shariif Xasan halkan ka akhriso:

Xog: Shariif Xasan oo isku shaandhayn ku samaynaya Golahiisa Wasiiradda.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.