Dawladda Somalia oo soo bandhigtay Natiijadda Imtixaanaadkii Dugsiyadda 2017. Akhriso Magacyadda 100 ka Arday ee galay Kaalimaha ugu horeeya.

0

Wasaaradda Waxbarashadda ee Xukuumadda Somalia ayaa soo bandhigtay 100-ka Arday ee ugu horaysa Natiijadda Imtixaanaadka Dalka, kuwaas oo Magacyadooda iyo Kaalinta ay kala galeen aad ka arki kartid Shaxdan hoose.

10-ka Arday ee ugu Natiijadda saraysay Imtixaanaadkan ayaa loo oggolaaday Deeq Waxbarasho Dibadeed oo Lacag la’aan ah, Tasiilaadka ku baxaya Safarkooda iyo intay wax baranayaan Noloshooda. hase yeeshee 10-kan Arday ee ugu darajadda sareeya Imtixaanaadka kuma jiraan wax Dumar ah, Dhamaantoodna waa Wiilal.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.