Somalia oo noqotay Dalkii ugu dambeeyay ee ka tacsiyeeyay Geeridda Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta.

0

Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia ayeey kaga tacsiyaysay Geeridda ku timid Ambassador Ahmed Ben Helli oo ahaa ku Xigeenka Xogahaya Guud ee Jaamacadda Carabta.

Amb Ahmed Ben Helli ayaa geeriyooday Axaddii oo ay Taariikhdu ahayd 9-ka Bishan. Waxaana uu ahaa Diblomaasi si wayn looga qadariyo Dunidda Carabta.

Somalia oo Xubin ka ah Jaamacadda Carabta ayaa noqonaysa Dalkii ugu dambeeyay ka tacsiyeeyay Geeridda Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta.

Halkan ka Akhriso Warsaxaafadeedka Nuqul ka mida:-

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.