Hadda: Agaasime Bahlaawi oo ku dhaawacmay Qarax loogu xiray Gaarigiisa.

0

Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Warfaafinta ee dhawaan lagu sameeyay Shaqo Joojinta, C/risaaq Cali Yuusuf Bahlaawi ayaa ku dhaawacmay Qarax loogu xiray Gaarigiisa, Waxaana Wararka ay Hornafrik heshay ay sheegayaan in Agaasimaha uu dhaaw ka soo gaaray Qaraxaasi.

Agaasime Bahlaawi ayaa xilliga la qarxinayay waxa uu marayay Agagaarka Taleex ee Degmadda Hodan. Waxaana la aaminsan yahay in Qaruxu uu ahaa mid Gaarigiisa loogu xiray.

ma jirto Faah faahin dheeriya oo laga bixiyay Qaraxan.

wixii ku soo kordha arrintan kala soco Halkan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.