57 Sano kadib Somalia Dawlad maka jirtaa marka aad is weydiiso waa maxay dawlad? Maxay muhiim u tahay dawladdu?, Shaqadda laga rabo dawladda waa maxey?

0
Somalia: Waxaan looga dabaaldagay Sanad guuradii 57-aad oo ka soo wareegtay Xiligii Somalia xornimadda qaadatay, dhidibadana loo taagay Qaranka Somalia 1-dii July 1960.

57 Sano kadib Somalia Dawlad maka jirtaa marka aad is weydiiso waa maxay dawlad? Maxay muhiim u tahay dawladdu?, Shaqadda laga rabo dawladda waa maxey?

Marka aad si taxadar leh u daraaseyso, u baarto, noocyadda kala duwan ee dawladdaha aduunka kajira Somalia Dawlad maka jirtaa?

WAA MAXAY DAWLAD.

Waa koox dad ah oo awood ahaan gacanta ku haysa dalka, si sharci ah ku yimid, Dastuurka dalka ku maamula, go’aanka u gaarta shacabka, xaqiijiya amarka, kala danbeynta, cadaaladda, leh ciidamo qaran oo cadawga gudaha iyo dibadda ka difaaca dalka iyo dadka, Canshuurta ka qaada muwaadiniinta, ku qabta adeega bulshadda,

Haddaba dawladda dalka maka jirtaa?

Muwaadin baaritaan sameey waa maxay Dawlad , maxayse qabataa kadibna dib ugu noqo xaaladda dalka Somalia.

The Necessity of Government.
http://www.importanceofphilosophy.com/Politics_NecessityOfGovernment.html

http://www.knowswhy.com/why-is-government-important/

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.