Daawo: Sawiradda Muqdisho oo Xalay looga dabaaldagalay 1-da Luulyo.

0

Munaasibaddan oo si wayn loo soo agaasimay ayna ka soo qayb galeen Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Maxamad C/laahi Farmaajo, Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre, Gud Maxkamadda Sare ee Dalka, Gud Ku Xigeenka Baarlamaanka Somalia, Xubno ka tirsan 2-da Aqal ee Somalia.

Xalay Saqdii Dhexe ayaa la saaray Calanka Somalia, Waxaana mar qura is qabsaday Dabaal dagyo, iyadoo Cirka uu is qabsaday Bululayr.

Xafladan iyo tii ka horaysay ee 26 ka June ayaa xuskooda laga dareemay Sannadkan Magaaladda Muqdisho.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.