Madaxwayne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sidda ee Somalia.
Madaxwaynaha jamhuuriyada federaalka soomaaliya ayaa kulan la yeeshay madaxda garsoorka ciidamada Qalabka sida.
Madaxwaynaha ayaa bogaadiyay shaqada adag uu garsoorka ciidanku dalka u haayo wuxuuna kula dardaarmay in ay shaqadooda daacad u naqdaan umadana deeqsiiyaan cadaalada.
Garsoorka ciidanka ayaa dhowr maalin ka hor xukuno dil iyo xabsi ah ku riday rag ka tirsan ciidamada iyo kuwa kale oo ka tirsan nabad diidka al.shabaab.
Maxkamada ciidamada Qalabka sida ayaa u xilsaaran kiisaska la xariira falalka arga-gaxisada oo ay sameeyaan kooxda ugus iyo dambiyada ka dhex dhaco ciidamada qalabka sida.
