Sirdoon ka madax Banaan NISA oo la diyaarinayo.

0

Xog. Laga soo xigtay ilo katirsan Xafiiska Madaxweynaha ayaa xaqiijiyay inuu socdo Qorshe lagu abuurayo Parallel Intelligence Service si toos ahna u hoostagi doona Xafiiska Madaxweynaha uuna Maamuli doono Fahadyaasiin, kooxdaas waxay u shaqayn doonaan si Qarsoodi ah. iyagoona beegsan doona cid kasta oo ka hor timaada Aragtidda Dawladda Somalia. Waxayna Kooxdan u shaqayn doonaan si la mid sida Amniyaadka Alshabaab.
Dawladda Qatar ayaa maalgalinaysa Kooxdan, isla markaana siinaysa Qalabka ay u baahan yihiin. Waxaana suuragal ah in xittaa loo adeegsado bartilmaameedsiga Danaha Imaaraadka oo saamayn xoog leh ku leh Somalia

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.