Madaxda Dawladda Somalia oo Hambalyo u diray Shacabka Munaasibadda Ciidda Awgeed.

0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Maxamad C.laahi Farmaajo, iyo Raiisul Wasaare, Xasan Cali Khayre ayaa Muuqaalo laga soo duubay oo laga baahiyay SNTV waxay ugu hambalyeeyeen Shacabka Munaasibadda Ciidda. Waxayna u rajeeyeen Sannadkan Sannadkiisa inay ku gaaraan Barwaaqo.

Raiisul Wasaare, Xasan Cali Khayre ayaa ka codsaday Shacabka inay gacan siiyaan Ciidamadda Ammaanka Maalmaha Ciidda, iyadoo sidoo kalana uu Ciidanka faray inay shacabka u dhimriyaan.

Gud Ku Xigeenka Baarlamaanka, Mahad Cawad ayaa isna dhiniciisa isagoo ku hadlaya Magaca Baarlamaanka Hambalyo u diray Shacabka.

Halkan ka daawo Muuqaalka

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.