Maamulka Hornafrik oo idin leh Ciid Wanaagsan.

0

Munaasibadda Ciidda Awgeed waxa uu Maamulka Shirkadda Warbaahinta Hornafrik iyo Shaqaalaheedu idin leeyihiin Ciid Wanaagsan. Waxaanan Insha Allaah idiin kordhin doonaa Hawsha aan idin hayno oo aan idinkugu adeegayno.

Hornafrik waxay kaa haqabtiri doontaa Warar iyo Warbixino ku salaysan Xaqiiqda. Waxaanan Insha Allaah dhawaan idiin billaabi doonaa Barnaamijyo Maqal iyo Muuqaal ah oo aan idinkaga soo tabin doono Meelo kala duwan oo Somalia ah iyo Caalamka.

Maamulka Hornafirk

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.