Xogta Qaraxyadda ka dhacay Muqdisho tan iyo 8 February.

0

Tan iyo 8 Feb 2017-20 Jun 2017 waxaa Muqdisho ka dhacay 44 qarax oo kii ugu dambeeyey caawa gaari ciidanka dowladda leeyihiin lagu weeraray wadada Warshadaha.

Celcelis ( Statically) waxay ka dhigan tahy marka 44 qarax loo qaybiyo 4 Bil in bishii 11 qarax ay ka dhacaan, isbuuciina 2 qarax kabadan, islamrkaan kumanaan qof ay ku naf waayeen qaraxyada.

Saraakiisha amniga dowladda ayaa sheegay in bil kasta taatikada ay bedelaan argagixisadu, laakiin dowladdu ay ka gaabisay la socodka iyo sirdoonka maleeshiyooyinka weerarada bahalnimada ah geysta.

Nabadsugidda Somalia oo ay ahayd inay la socota Xogta iyo Xuuraanka Argagixisadda, isla markaana hesho Macluumaadka Qaraxyadda ay diyaarinayaan Argagixisaddu ayaa ku mashquushay Jid Xirid. taasoo aan waxba ka badalin Amnigii cakirnaa ee Caasimadda Somalia ee Muqdisho.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.