Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Pizza House

0

Xafiiska QM ee soomalia iyo Howlagalka AMISOM ayaa erayadda ug kulil ku Cambaareeyay Weerarkii ay Al-shabaab ku qaaadeen Maqayad ku Taaladda Magaaladda Muqdisho.

Barta twitter ee Xafiiska QM ee Soomaaliya yaa lagu Daabacay in QM ay aad u Cambaareeyneeyso weerarkii Xalay, islamarkaan ay Qm Tacsidda la wadaageeyso Qoysaska iyo saaxiibadda dhibane yaasha.

Sidoo kale Madaxa Howgalka AMISOM Faransisko Madeera ayaa sheegay in AMSIOM ay ka xuntay Wixii xalay ka dhacay Muqsho wuxuuna Cambaareeyn u soo jeediyay Al-shabaab oo sheegtay Masuuliyadda Weerarkii xallay.

Madaxa Howgalka AMISOM ayaa sidoo kale Dhibane yaasha u Rijeeyay in ay Bogsoodaan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.