Yaa Mudan in Xaqul Ciid la siiyo,????

0

Ma garanayo qiimaha googoradeeda
Waa gabar da`ahaan jirta 20-30 sano
waxeey ku nooshahyay mogdisho mashaqeyso lkn waxeey xariir dhaw laleedahay xaafiiska Mamulka Gobolka Banaadir
Muuqaal ahaan waa tii gabdhaha lagala bixi lahaa .

Qaab labiskeeda waxeey sidataa jalbaab (xijaab )
qiima ahaan waa 15$.
Saako (toob ) qiima ahaan waa $25
Kabo qiima ahaan waa $15
Gacanteeta ama farteeda waxaa ka muuwda faraanti
Magaranayo qiima ahaan inta uu gm dhan yahay lkn waa mid eey ugu faanto gabdhaha jaarkeeda ah.

Saas oo eey tahay waxaad damci laheed hadaad ahaan laheeyd nin Damac ku jiro inaad tiraahdo halkee kaala soo xariiraa
Lkn magaranayo dabeecada

Kudarsoo dhalaalka saaran wajigeeda waxaad moodaa in lagu dheehay burcad (subag)

Ayadoo intaas oo tilmaan leh ayaa waxaa lasiiyay (Xaqulciid )

Magaran faankaas in taas la eg waxa loola jeedo anagoo ogsoon in ciidamada soomaaliya ee u adeega qaranka soomaaliyeed qaar ka mida uu afurku u ganbiyo qoosaskooda

Hadaba ayadu ma xaqulciidbeey qaadatay mase cuqubo ayeey qaadatay ??????

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.