Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo Shir uga qayb galaya Oslo Norway.

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, Yuusuf Garaad ayaa uga qayb galaya Magaaladda Oslo ee Wadanka Norway Shirka Oslo Forum. Waxaana Wasiirka uu Shirkan uga qayb galayaa si goob joog ah.

Yuusuf Garaad oo aysan la socon Wafdi kale oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ka socda ayaa inta uu joogo Oslo kulamo la yeelan doona Madaxda Norway oo uu kala hadli doono Arrimaha Dib u Celinta Qaxootiga Soomaalida. Waxa uu sidoo kale kulamo gaar gaar ah la yeelan doonaa Madaxda ka qayb galaysa Shirka Oslo.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.