Shir Maamullada Puntland iyo Galmudug uga furmay Magaalada Gaalkacyo.

0

Masuuliyiinta Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta Shir uga furmay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo.

Shirkaan oo ah mid ballaaran ayaa waxaa ka qeyb galaya Masuuliyiinta Labada Maamul ,Siyaasiyiin , Waxgarad iyo Qeybaha kale ee Bulshada ku nool Magaalada Gaalkacyo.

Qaar ka mid ah xubnaha labada dhinac oo siyaabo kala duwan Hornafrik ula hadlay ayaa sheegay in natiijo wax ku ool ah laga filayo shirkaasi.

Waxaana shirkaan ay diiradda ku saarayaan Maamullada Puntland iyo Galmudug sidii xal kama dambeys ah loogu heli lahaa Nabadda Magaalada Gaalkacyo si looga wada shaqeeyo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.