Soomaaliland oo ku dhawaaqday Xilliga Rasmiga ah ee doorashada Maamulkaas.

0

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay xilliga Rasmiga ah ee doorashada Madaxweyne ee Maamulkaas dhaceyso.

Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa hoosta ka xariiqay in 13 Bisha November ee soo socota  ay qaban doonaan doorashada Madaxweyne ee Maamulka Soomaaliland.

Doorashadaasi ayaa ah Tan Madaxweynaha iyo ku xigeenka ee Maamulka Soomaaliland iyadoona si xor ah dadweynaha maamulkaas ay codkooda uga dhiiban doonaan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.