Somalia oo wayn doonta 4 Milyan oo Sacuudigu ku yaboohay.

0

Dawladda Federaalka #Somalia oo ku weyn doonta lacag 4 bilyan oo Dollar oo ay balan qaaday Dawladda #SaudiArabia ka dhex muuqashadda uu siyaasadda Dalka iyo Madaxtooyadda Somalia ku dhexjiro mid kamid ah sirdoonka Qatar waa Fahad Yassin oo agaasime looga dhigay Madaxtooyadda dalka Somalia. Dawladda Qatar oo markii ay aragtay xiriirka sii xumaanaya ee kala dhaxeeya wadamadda Khaliijka Fahad Yassin u soo dirsatay inuu Agaasime ka noqdo Madaxtooyadda Somalia si halkaa ugala socoto ugana maamusho siyaasadda Dalka Somalia. Dawladaha Sacuudiga , UAE, Egypt, Bahrain ayaa ka daba shaqeyn doona Dawladda Somalia, cagahana dhulka u dhigi doona haddii Madaxtooyadda Somalia uu agaasime masii ahaado mid kamid ah sirdoonka Dalka Qatar.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.