weeraro Argagixisanimo oo London ka dhacay.

0

London:- Weerar Aragagixisanimo oo loo adeegsaday Gaari ayaa ka dhacay Magaaladda London. Waxaana weerarkani uu gaystay Khasaare aan wali rasmi loo xaqiijin inta uu le egyahay.

Wariye ka tirsan Wargayska The Guardian oo ku sugnaa Buundada weerarku ka dhacay ayaa sheegay inuu arkayay ugu yaraan 4 qof oo dhulka yaala. Kuwaasoo u muuqday inay nool yihiin.

RaiisulWasaaraha Ingiriiska ayaa weerarkan ku tilmaantay Ficil Argagixisanimo. Waxayna ammaantay Booliska iyo Kooxaha Samatabixinta sideey u wajaheen Ficilkan.

Wixii soo kordha insha Allaah waan idiin soo gudbin doonaa

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.