faahfaahin Weerarka London.

0

Ugu yaraan 2 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen Weeraro ka dhacay Bartamaha London siday Booliska xaqiijiyeen.

Ciidamadda Ammaanka iyo Gawaaridda Gurmadka Degdega ah ayaa heegan la galiyay. Kadib markii gaari lagu weeraray Buundada London 22:00 Xilliga London.

Booliska waxay kadib u dhaqaaqee  dhinaca Suuqa Borough. Halkaas oo iyana laga soo sheegay Weerar kale goobo ay Maqaayado ku yaalaan. Waxaana Koox Midniyo wadata ay weerareen dad halkaasi ku sugnaa.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.