AMISOM oo ku baaqday ka hortagga Askareynta Caruurta Soomaaliyeed.

0

AMISOM ayaa qabatay Siminaar ku saabsan ka hortaga Askareynta Caruurta Soomaaliyeed.

Tababarkaan oo ay ka qeyb galeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu booriyay dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada intaba ka hortagga Askareynta Caruurta Soomaaliyeed.

Waxaana dhamaan ka qeyb galayaashii Tababarkaasi sheegeen in ay ku dadaali doonaan dhaqan gelinta talooyinkaas ku saabsan ka hortagga Askareynta Caruurta Soomaaliyeed.

Soomaaliya ayaa lagu daraa liiska dalalka la Askareeyo Caruurta yar yar taas oo aad walaac looga muujiyo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.