Xildhibaanada Hirshabelle oo Eed kala Dul dhacay Ciidanka Itoobiya

0

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Guure oo kamida Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiya ay Gobolka Hiiraan ku dileen illaa 20  Ruux oo Shacab ah islamarkaana aan la ogeyn Sababta ay u dileen.

Dadka ay Dileen Ciidamada Itoobiya ayuu sheegay Xildhibaanka in ay ku jiraan Carruur iyo Haween,waxaana sidoo kale uu xusay in Dadka Ciidamada Itoobiya ay ku Dileen Dhowr Degaan oo ka mida Gobolka Hiiraan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.