Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Al-shabaab dhaxdooda oo ka dhacay Gobalka Gado.

0

Dagaal u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan Al-shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa uu ka dhacay Deegaan lagu magacaabo likoolay oo hoos yimaado Degmada Baardheere ee Gobalak Gado.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ay isku dhaceyn labo Ciidan oo ka tirsan Al-shabaab waxa uuna Socday mudo ku dhaw 30 Daqiiqo ilo ku dhaw ayaa xaqiijiyay in wali xiisad ay halkaasi ka jirto.

Sarkaal lagu magacaabo C/llaahi Baxar Cali Shire oo ahaa Gudoomiyihii hore ee Al-shabaab ee Degmada Baardheere ayaa halkaasi ku dhintay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.