10 qof oo ku dhintay Dagaal ka dhacay Gobalka Galgaduud.

0

Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay in kabadan 10 kalane waa ay ku dhaawacmeyn dagaal beeleed saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Deegaan lagu magacaabo labi Caano oo ku yaala Galbeedka Gobalka Galgaduud.

Mid ka mid ah waxgaradka Gobalka Galgaduud ee Xaqiijiyay tirada dhimashada iyo dhaawaca waxayna sheegeen in ay wali deegaanka ka taagan xiisad dagaal oo udhaxeysa labada dhinac ee dagaalamaya.

Odayaasha dhaqanka deegaanka ayaa baaq udiray Maamulka Galmudug iyo Dowladda dhexe ee Soomaaliya in ay Soo fara giliso dagaal beeleedka halkaasi ka socda.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.